kasbo
(m.dh)Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
kasbo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-baday, -batay)1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kasbo ↴
bunbay [m.l]
Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; kasbo¹.
kasbasho [m.f.dh]
eeg kasbo².
kasbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
khibrad [m.dh] (-do, m.l)
Waayo-aragnimada iyo aqoonta uu qofku ka soo kasbo hawl uu muddo badan hayey. ld khibro.
kas [m.l]
1. Awood maskaxeedka wax lagu kala garto. 2. Ulakac; bareer.
kas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax macnihiisa garasho. 2. U k.: wax ulakac u sameyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg