kashif
(m.l)1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
kashif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kashif ↴
bidibidi [m.dh] (-iyaal, m.l/dh)
Shimbir kashifta dugaagga oo ugaarsatadu neceb tahay.
dabafur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xog qof u qarsoon kashifid.
facshar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.
goldoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo. 2. Arrin qarsoodi ah kashifid.
kashifaad [m.dh]
ld kashifid.
kashifan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fmay, -fantay; -fmi)
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
kashifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.
kashifid [m.f.dh]
eeg kashif². ld kashif¹ (3), kashifaad.