kashifan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay; -fmi)1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
kashifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kashifan ↴
kashifmid [m.f.dh]
eeg kashifan¹.
kashifnaan [m.f.dh]
eeg kashifan². ld kashif-naansho.
kashif [m.l]
1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
kashif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg