kashkaash
(m.l)Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
kashkaash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kashkaash ↴
gubungub [m.l]
Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.
joodari [m.l] (-iyo, m.dh)
Gal weyn oo maro ah oo sariirta dherer la eg oo inta waxyaalo jilicsan sida cudbi, dhogor, isboonyo iwm laga buuxsho si gaar ah loo tolo, sariiraha la saaro oo lagu kor seexdo; koodari; kashkaash. ld goodari.
kashkaashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kashkaasho.
kashkaashan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-shnaa, -shnayd)
Wax la kashkaashay ahaansho.
kashkaashid [m.f.dh]
eeg kashkhaash². ld kashkaashis.
kashkaashis [m.dh]
ld kashkaashid.
kashkaashnaan [m.f.dh]
eeg kashkaashan. ld kashkaashnaansho.
kashkaashnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kashkaash-naan.