kashkaashan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa, -shnayd)

Wax la kashkaashay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kashkaashan

kashkaashnaan [m.f.dh]
eeg kashkaashan. ld kashkaashnaansho.

kashkaash [m.l]
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.

kashkaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg