kawaan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.

kawaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami/-aani)

Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawaan

hilible [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.

kawaamid [m.f.dh]
eeg kawaan². ld ka-waanid.

kawaanasho [m.f.dh]
eeg kawaano.

kawaanid [m.dh]
ld kawaamid.

kawaanle [m.l] (-layaal, m.dh)
Qof mehe-raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.

kawaanley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Wadar kawaanle.

kawaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aanatay)
Neef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg