kawaanle
(m.l) (-layaal, m.dh)

Qof mehe-raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawaanle

hilible [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.

kawaanley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Wadar kawaanle.

kawaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.

kawaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami/-aani)
Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg