kawaawe
(m.l)

Qalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran iyo daab qori ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawaawe

kawaawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
Beer kawaawe ku simid.

kawaaweyn [m.f.dh]
eeg kawaawee. ld kawaaweys.

kawaaweys [m.l]
ld kawaaweyn.

kawaaweysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax kawaawe lagu simay ahaansho (beer).

kawaaweysanaan [m.f.dh]
eeg kawaaweysan. ld kawaaweysnansho.

kawaaweysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kawaaweys-naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg