kawaaweys
(m.l)ld kawaaweyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawaaweys ↴
kawaaweyn [m.f.dh]
eeg kawaawee. ld kawaaweys.
kawaaweysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax kawaawe lagu simay ahaansho (beer).
kawaaweysanaan [m.f.dh]
eeg kawaaweysan. ld kawaaweysnansho.
kawaaweysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kawaaweys-naan.
kawaawe [m.l]
Qalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran iyo daab qori ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg