kawir
(m.l)1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.
kawir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Doonni ama markab meel u leexin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawir ↴
kawirasho [m.f.dh]
eeg kawiro.
kawirid [m.f.dh]
eeg kawir².
kawiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho.
kaw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg