kawrax
(m.l)

Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.

kawrax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -rixi)

In yar engegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawrax

kawrixid [m.f.dh]
eeg kawrax².

xargag [m.l]
1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg