kawtan
(m.l)

Cayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako.

kawtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Kaw-tan ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawtan

kawtamid [m.f.dh]
eeg kawtan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg