kay
(mu.dhm.ly)Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
kay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1)(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay². .
kay
(dk.lh.l) (-kay)ld kayga². .
Kaydiso*
1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kay ↴
jaabbiyad [m.dh]
Berked biyaha loogu kaydiyo
beeraha timirta.
gaaggur [m.dh] (-rro, m.dh)
Godka shinnida malabka ku kaydsato.
haan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto. 2. Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
saaf [m.l]
1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.
unug [m.l] (-gyo, m.dh)
(baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo uunmaan, ku beddelmaan, ku kaydsaman, kuna isticmaal galaan. Unug kastaa wuxuu ka koobanyahay walxo cufan oo borotiin ah (borotobalaasam), kuwaas oo u meesiyoobey walax xab oo kale ah (saytobalaasam) iyo bu', kaas oo ay ku jirto DNA.
xabkaysad [m.l]
ld xabkaysasho.
xabkaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabkayso. ld xabkay-sad, xabkaysi.
xabkaysi [m.l]
ld xabkaysasho.
xabkayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Xabag gurasho. 2. Meelo kala duwan ka qaraabasho.
xaddi leeb [m.l] (-iyo ..., m.l)
Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay-naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad-di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.