kayd-ayoonayn
(m.l) (-ded ..., m.l)

(kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kayd-ayoonayn

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg