kaydso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaydso

kaydsasho [m.f.dh]
eeg kaydso. ld kaydsad, kaydsi.

kayd [m.l] (-dad, m.l)
Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg