kayle
(m.l)God dheer oo wixii ku dhacaaysan ka bixi karin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kayle ↴
bakayle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
kaykayle [m.l]
1. Harag, dhar iwm adag oo qallafsan oo aan weli wax laga qaban. 2. K. ah: qof ama xoolo aan culays wadin oo dheeraynaya.
kay [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
kay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay². .
kay [dk.lh.l] (-kay)
ld kayga². .
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg