kaynaan
(m.l)Geeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.
kaynaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)Geeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaynaan ↴
kaynaani [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lahayn wadid. 2. (f.mg) Ku k.: cid wax ku tuurid.
kaynaanid [m.f.dh]
eeg kaynaan².
kaynaanin [m.f.dh]
eeg kaynaani.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg