kaynaani
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lahayn wadid. 2. (f.mg) Ku k.: cid wax ku tuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaynaani ↴

kaynaanid [m.f.dh]
eeg kaynaan².

kaynaanin [m.f.dh]
eeg kaynaani.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg