kebbis
(m.l)

1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.

kebbis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kebbis

kabbin [m.f.dh]
eeg kabbi. ld kabbis¹, kebbin, kebbis¹.

kabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld kebbis².

kabbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld kebbisan.

kabbisid [m.dh]
ld kebbisid.

kabbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.

kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.

kabbisnaan [m.dh]
ld kebbisnaan.

kabbisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kebbisnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg