kebbisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la kabbisay ahaansho (dhisme iwm). ld kabbisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kebbisan

kabbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld kebbisan.

kebbisnaan [m.f.dh]
eeg kebbisan. ld kabbis-naan, kabbisnaansho, kebbisnaansho.

kebbis [m.l]
1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.

kebbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg