kediso
(m.dh)

ld kadiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kediso

bardad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².

kadiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.

kedi [m.l]
Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.

kedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld kadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg