kelinnimo
(m.dh)Keli ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kelinnimo ↴
keligitaliye [m.l]
(keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg