keliyeysasho
(m.f.dh)

eeg keliyeyso. ld keliyeysad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keliyeysasho

deenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.

keliyeysad [m.l]
ld keliyeysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg