kelli-badeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(juqr.) Gacan badeed oo aan aad u ballaarayn oo iskuxira laba badood, oo dhex mara laba dhul oo waaweyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kelli-badeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg