keni-adayg
(m.l)

Qof go'aan adag leh. ld keni-adkaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keni-adayg

keni-adkaan [m.f.dh]
eeg keni-adag. ld keni-adayg, keni-adkaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg