keyrkeyr
(m.l)Cabsi darteed oo lala gar-gariiro.
keyrkeyr
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Cabsi darteed la gargariirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keyrkeyr ↴
keyrkeyri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cabsi gelin (cid).
keyrkeyrid [m.f.dh]
eeg keyrkeyr².
keyrkeyrin [m.f.dh]
eeg keyrkeyri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg