khaarij
(m.l)

Dal, dalalka kale ee xuduuddiisa dibadda ka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaarij

khaariji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof dilid. 2. Qof, qof kale wax ka raba ka reebid.

khaarijin [m.f.dh]
eeg khaariji. ld khaarijis.

khaarijis [m.l]
ld khaarijin.

takhallus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ka t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg