khabarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Khabar raadsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khabarso ↴
khabarsasho [m.f.dh]
eeg khabarso. ld khabarsad, khabarsi.
khabar [m.l]
1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.
khabar [m.l]
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg