khaddiib
(m.l) (-bbo, m.dh)

Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaddiib

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg