khafiifis
(m.l)

ld khafiifin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khafiifis

khafiifin [m.f.dh]
eeg khafiifi. ld khafiifis.

khafiif [m.l]
1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.

khafiif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg