khajil
(m.l)ld khajal¹.
khajil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay)ld khajal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khajil ↴
yaxyaxi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka y.: khajil iyo xishood cid gelin.
khajal [m.l]
Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.
khajal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².
khajalid [m.f.dh]
eeg khajal². ld khajilaad, khajilid.
khajilaad [m.dh]
Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid.
khajilid [m.dh]
ld khajalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg