khaliif
(m.l)1. (dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin. 2. (-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
khaliif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)(dii.) Khaliif ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaliif ↴
amran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax amar la siiyay ahaansho (cid). 2. La khaliifay ahaansho (qof).
khaliifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
(dii.) Qof la khaliifay ahaansho.
khaliifid [m.f.dh]
eeg khaliif².
khaliifnaan [m.f.dh]
eeg khaliifan. ld khaliif-naansho.
khaliifnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khaliifnaan.
khaliifnimo [m.dh]
Khaliif ahaansho.
khilaafo [m.dh]
Nidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.
khulafaa [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg khaliif.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg