khalkhalid
(m.f.dh)

eeg khalkhal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khalkhalid ↴

qalqalid [m.dh]
ld khalkhalid.

khalkhal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.

khalkhal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg