khalkhalin
(m.f.dh)eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khalkhalin ↴
khalkhalgelin [m.dh]
ld khalkhalin.
khalkhalgelis [m.l]
ld khalkhalin.
qalqalin [m.dh]
ld khalkhalin.
khalkhal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
khalkhal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg