khalkhalsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khalkhalsan

khalkhalsanaan [m.f.dh]
eeg khalkhalsan. ld khalkhalsanaansho.

khalkhalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khalkhal-sanaan.

qalqalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld khalkhalsan.

qalqalsanaan [m.dh]
ld khalkhalsanaan.

qalqalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khalkhalsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg