khamiis
(m.l) (-syo, m.dh)Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
khamiis
(m.dh) (-so, m.l)Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
Khamiis*
Dhar ama wax lagu talagalay nimanku inay Xirtaan gaarahaan nimanka Muslimiinta ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khamiis ↴
arbaco [m.dh]
Maalinta afraad ee toddobaadka, una dhexeysa talaadada iyo khamiista.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg