kharaab
(m.l)K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹.
kharaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharaab ↴
kharaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
kharaabid [m.f.dh]
eeg kharaab². ld khar-raabid.
kharaabin [m.f.dh]
eeg kharaabi. ld khar-raabin.
kharaabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
kharaabsanaan [m.f.dh]
eeg kharaabsan. ld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaans.
kharaabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kharaab-sanaan.
kharraab [m.l]
ld kharaab¹.
kharraab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld kharaab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg