kharaar
(m.l)

ld xaraar¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharaar

jaan [m.l]
1. Caano geel oo aad u dhanaan. 2. Biyo kharaar oo dhano ah. 3. Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.

unuun [m.l]
1. Madax; kur. 2. Geed faalala oo qaraha u eg oo bixiya miro dacarta ka sii kharaar oo laysku dhaweeyo.

caanaxaraarshe [m.l]
Nagaar xoolaha daaqa caanahooda kharaar noqdaan.

dhanaan [m.l]
Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.

gamboor [m.l]
Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhint.

gowlallo [m.dh]
Geed-quwaax leh dheecaan kharaar oo khadka laga sameysto iyo asal fiican. ld gawlallo.

kharaaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg kharaarow. ld xaraaraansho.

kharaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.

kharaarin [m.f.dh]
eeg kharaari. ld xaraarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg