khariiddo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Naqshad warqad iwm lagu sameeyo oo muujineysa dhulka oo dhan ama qeyb ka mid ah. ld khariidad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khariiddo ↴
khariidad [m.dh] (-do, m.l)
ld khariiddo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg