kharqaan
(m.l)ld harqaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharqaan ↴
harqaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga. 2. ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
harqaanle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
kharqaanle [m.l]
ld harqaanle.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg