kharraab
(m.l)

ld kharaab¹.

kharraab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

ld kharaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharraab

khalkhal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.

khalkhalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.

kharaab [m.l]
K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹.

kharaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraab².

kharaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.

kharaabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.

kharaabsanaan [m.f.dh]
eeg kharaabsan. ld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaans.

kharraabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kharaabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg