kharraabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld kharaabi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharraabi ↴
khalkhalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.
kharaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
kharraabin [m.dh]
ld kharaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg