kharribid
(m.f.dh)

eeg kharrib².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharribid ↴

kharrib [m.l]
Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.

kharrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax wanaag-sanaa xumeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg