khasiyadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Cid khasiyad ku sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khasiyadee

khasiyadayn [m.f.dh]
eeg khasiyadee.

khasiyad [m.dh] (-do, m.l)
Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg