khatalan
(m.l)

Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.

khatalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.

khatalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la khatalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatalan

khatalmid [m.f.dh]
eeg khatalan².

khatalnaan [m.f.dh]
eeg khatalan³. ld khatalnaansho.

khatal [m.l]
Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.

khatal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Cid been lagu khayaamayo u sheegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg