khatif
(m.l)

Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif¹.

khatif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Marin ka habaabid. ld khaddif².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatif

khaddif [m.l]
ld khatif¹.

khaddif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld khatif².

khaddifid [m.f.dh]
ld khatifid.

khaddifsanaan [m.dh]
ld khatifsanaan.

khaddifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khatifsanaan.

khatifid [m.f.dh]
eeg khatif². ld khaddifid.

khatifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.

khatifsanaan [m.f.dh]
eeg khatifsan. ld khad-difsanaan, khaddifsanaansho, khatifsa-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg