khatifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatifsan

khaddifsanaan [m.dh]
ld khatifsanaan.

khaddifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khatifsanaan.

khatifsanaan [m.f.dh]
eeg khatifsan. ld khad-difsanaan, khaddifsanaansho, khatifsa-naansho.

khatifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khatifsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg