khawaaf
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-fiin, m.dh)Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khawaaf ↴
khawaafad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.
khawaafiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg khawaaf.
khawaafsasho [m.f.dh]
eeg khawaafso.
khawaafso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg