khawaafad
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khawaafad

khawaaf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-fiin, m.dh)
Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg