khayaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

ld khayaanee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaamee

beenguur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).

khayaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg